Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Waaqiciga Siyaasada Wadanku,wuxuu noqday ila meerayso iyo horay usoco,gadaal unoqo.
    Somalia

    Faallo:-Waaqiciga Siyaasada Wadanku,wuxuu noqday ila meerayso iyo horay usoco,gadaal unoqo.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2024Updated:March 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    2-Sano ka hor,waxaa Shacabka Muqdisho banaanka usoo saaray Maamulka Gobolka Banaadir oo taageeraya mudo kororsigii 2-da Sano iyo 13-kii Seneter ee lagu sheegay Matalaada Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo ay meel mariyeen Xildhibaanadii Baarlamaankii Fadaraalka.

    2-Sano kadib Xasan oo Dastuurkii ku falaadaya,ayaa Shacabkii loogu soo saaray in ay taageeraan.

    Waa isla sidii oo kaliya jilaaga,ayaa isbadalay,waxaana markiisa isku dayaya in uu tijaabiyi Filinkii Farmaajo ka fashilmay ee salkiisu ahaa uxuubsiibad kalitalisnimo Xasan Shiikh.

    Balse,waxaa la hubaa in uu wakhtigu ka idlaan doono,isagoon Sadex arimood waxba ka qaban….

    1.Dagaalka argagixisada.
    2.Dhismaha Ciidan Qaran.
    3.Dastuurka iyo dib u eegistiisa.

    Sidoo kale,waxaa la hubaa in mudo xileedkiisu dhamaan doono,isagoo aan Laba arin Somali uga faa’idayn…..

    1.Dayn Cafinta naloo sameeyay.
    2.Cunaqabataynta Hubka ee nalaga qaaday.

    Waaqiciga Siyaasada Wadanku,wuxuu noqday ila meerayso iyo horay usoco,gadaal unoqo.

     

    Wacyiga Xamar yaala saakay,waa midkan.

    "Dastuurka Xasan Shiikhaa iska leh".

    JQ. pic.twitter.com/R09nEy0FN4

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 25, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.