Waa Wadan qaniya oo leh kayd dhaqaale oo Iraniyiintu ka faa’idaysan karaan,isla markaana caalamku la wadaagi karo.
Waa Wadan ku yaal goob muhiim u ah Qaaradaha Aduunka oo dhan.
Waa,Wadan leh Dad caqli badan,ilbax ah,soo jireen ah oo aragti fog.
Waxaa 50-Sano ka hor ku habsaday Wadaado xagjiriin ah oo ka reebay caalamka.
Dadka reer Iran 80%,waxay taageersan yihiin hawlgalka,waxayna rabaan in laga hor leexiyo Wadaada xagjiriinta ah.
Qof walba oo wax kala garanaya,waa taageerayaa in Wadaadaas laga hor leexiyo shacabkaas muhiimka ah.
