Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Waxa tartamaya waa Deni iyo Siyaasiyiinta Beesha Ciise Maxamuud?
    Somalia

    Faallo:-Waxa tartamaya waa Deni iyo Siyaasiyiinta Beesha Ciise Maxamuud?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Halkaa markay marayso Ciise Maxamuud ma midaysna Dhaqan iyo Siyaasiba,waxaana ordaya Siyaasiyiin tiro beel ah ismana salaamaan Labada Isin.

    Sidoo kale taageero kama haystaan Gobollada kale,taa badalkeeda,waa ka dirirayaan in uu xukumo hogaamiye Ciise Maxamuud kasoo jeeda.

    Hab dhaqanka Aaran-jaan iyo kor uqaadida Erayga ah “Taraha Anagaa leh” lagu daray Labadii dagaal ee Bosaso iyo Garowe,waxay usamaysay Siyaasiga Ciise Maxamuud rabitaan xumo Bulshada kale ee reer PL ah.

    Arinkaa,waxaa fahmay Faroole oo Deni dhisaya,Wiilkiisana uwata Wasiirka Maaliyada ee ‘A”.

    21-ka Xildhibaan ee Bari ma siinayaan Codka Siyaasi Ciise Maxamuud ah.

    11-ka Xildhibaan ee Mudug oo lagu daray 2-da Burtinle ma siinayaan Codka.

    17-ka Xildhibaan ee Sool,waxay ka heli karaan 6-Cod.

    9-ka Xildhibaan ee Warsangeli,waxay ka heli karaan 3-Xildhibaan.

    Ciise Maxamuud Gobolkoodu,waa kan ugu Xildhibaano yar,waxay hayaana waa 7-Xildhibaan oo ay ku loolamayaan ku dhawaad 12-Musharax.

    Ugu yaraan 40-Xildhibaan,ayaa dagaal ugu jira in Siyaasi kasoo jeeda Ciise Maxamuud uusan qaban hogaanka.

    Gaas,ayaa ahaa Ninka noqon lahaa badalka Deni,waxaase dilay arinka Sool,qaadacaadii Xildhibaanada,kasbasho la’aanta Gobolkiisa iyo kala daadsanaanta uu ku bilaabay Olalihiisa.

    Deni iyo Sadex Siyaasi oo Ciise Maxamuud ah markay isku soo haraan,waxaa la hubaa 100% in Deni la dooranayo.

    Ciise Maxamuud dib isu abaabulid buu ubaahan yahay kumana filna 4-ta Casho ee ka harsan Doorashada.

    Waa saadaashayda ee ma’ahan Dhacdo taariikhda gashay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.