Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xalka Qaranimo Ee Somaliya waa Konfedereeshinka oo la qaato
    Somalia

    Faallo:-Xalka Qaranimo Ee Somaliya waa Konfedereeshinka oo la qaato

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xalku waa kaliya in Calanka iyo Basaboorka lagu midaysnaado oo ay utaagnaadaan midnimada sinjiga Somaliga.

    Amniga iyo dhaqaalaha waa in dib loogu kala baxaa oo DG walba yeeshaa Lacag ugaar ah iyo Ciidan ugaar ah.

    Somaliland gooni istaag bay weli taagan tahay,waxaa lagu soo xarayn karaa Konfedereeshin ay iyagu haystaan amnigooda iyo dhaqaalahooda.

    Bartamaha iyo Koonfurta Dalka wax ka badan Calan iyo Basaboor lalama wadaagi karo loomana Gacan gelin karo,sababtoo ah mahan Deegaamo laga tixgeliyo Sharciga iyo nidaamka.

    Qabyo tirka Dastuurku waa Konfedereeshinka oo loo guuro lagana heshiiyo Xarunta,hogaaminta iyo mudo xileedka.

    Somalida layskuguma dhiibi karo awoodaha dhaqaalaha iyo amniga.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.