Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan maka sii warwareegi karaa qabashada Shirka?
    Somalia

    Faallo:-Xasan maka sii warwareegi karaa qabashada Shirka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda Sadexda DG ee KG.Hirshabelke iyo Galmudug,wuxuu ugu yeeray Xasan in uu Madaxa uwayneeyo oo ka dhigo in uu la tashanayo.

    Xasan,waxaa ku taagan in ka hor Bisha May uu qabto Shirka DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah mana kasii war wareegi karo.

    Kooxaha Xasan,waxay hada soo jeedinayaan in ay Bosaso ku qabtaan Shirkaas oo Deni martigeliyo,balse Xasan weli lama qaadan,inkastoo Deni diidan tahay Martigelinta Shirkaas.

    “Wuu ku khasbanyahay mana diidi karo Xasan,waxay isaga iyo kooxdiisu ka hadlayaan hada cidda ka qaybgalaysa,waxayna usaareen Guddi ka soo shaqeeya oo ubadan Qabiilka MW Xasan ee (Abgaal)”.

    Xasan ma rabo in Shirku ku koobnaado Dowlad Goboleedyo iyo Mucaarad kaliya,halka Deni iyo rag uu ku jiraana taas ay diidan yihiin.

    Dhanka kale Deni,wuxuu damcay in uu ka cudur daarto kasoo qaybgalka Shirka, laakiin waxaa loo sheegay in ay khasab tahay in uu ka qaybgalo.

    Waxaa la hubaa in Shirkaas qabsoomayo ayna kasoo wada qaybgalayaan Madaxda Somalida oo dhan.

    Xasan qabashada Shirkan,waa udhimasho Siyaasadeed,isla markaana in uu qaban waayo,waa Geeri deg- deg ah oo ku dhacday.

    Dhan walba oo laga istaago,waxaa la oran karaa Xasan qorshihiisii,waa istaagay,wayna ka baxday Gacantiisa maamulida Siyaasada Dalka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.