Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Sh. oo ku fashilmay maaraynta qorshaha ka hortagida damaca Itoobiya
    Somalia

    Faallo:-Xasan Sh. oo ku fashilmay maaraynta qorshaha ka hortagida damaca Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Habayaraatee wax aragti hogaamineed ah oo macno samaynaysa kama muujin arinka SL.

    Hogaamintu ma’ahan in xaalad la abuuro oo Shacab la kiciyo,isla markaana erayo adag la adeegsado…

    1.Waa keeni waayay aragti lagu kala reebo Shacabka SL iyo Muuse Biixi.

    2.Waa keeni waayay aragti ay kala dooran karaan reer SL oo ay uga tanaasuli karaan gooni goosadka iyo heshiiska Itoobiya.

    3.Talaabooyinka uu qaaday waxay wax tar unmodernised Muuse oo umidaysay Shacabkii SL.

    4.Hab beeleed oo nacayb iyo cunsuriyad ku fadhiya oo loo abaabulay ka hortaga heshiiska Itoobiya iyo SL.

    5.Ka hortagii Somaliya ee damaca Itoobiya oo uturjumay mid Diimeed oo xataa Nabadiidku qayb ka noqon karaan.

    Saakay,waxay maraysaa in Beesha Hawiye iyo Beesha Isaaq Gacanta isa saaraan oo xaalku isku badalo Somali ishaysata halkii Bulshada oo midaysan lagu jihayn lahaa Itoobiya.

    Xasan si halqalable ah oo aan nidaamsanayn,ayuu uwajahay markan heshiiska SL iyo Itoobiya.

    Sidoo kale horay wada hadalladii SL,wuxuu uwajahay si khaldan oo Beelaysan aadna caadifad iyo buubuunin loogu laray.

    MW Xasan Wadankan ma hogaamin karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.