Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Shiikh ma uga faa’idayn karaa fursadaha jira Somaliya?
    Somalia

    Faallo:-Xasan Shiikh ma uga faa’idayn karaa fursadaha jira Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cunaqabataynta Hubka,waxaa kasii muhiimsan oo la socota Siyaasada la Madax banaynayo.

    Bilaha soo socda,waxaa ka bixi doona Somaliya Xaafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee Unsom.

    Halkaas,waxaa kusoo afjarmaya Siyaasada iyo amaanka in Somaliya ay kusii hoos jirto QM.

    Somaliya in ay amaankeeda iyo Siyaasadeeda cagaha ku istaagaan oo qaan gaar caalamka wax la qaybsan kara ay noqdaan,waxay ubaahan tahay…

    1.Wakhti si xoog leh loo shaqeeyo.
    2.Midnimo iyo wada socod.
    3.Kasbashada Beesha Caalamka

    Fursadan Somaliya hortaalla ee ay kasoo shaqeeyeen Dowladihii kala danbeeyay ee ah danaynta caalamka,gaar ahaan reer Galbeedka Xasan ma’ahan hogaamiyihii uga faa’idayn lahaa.?

    Musuq iyo Eex,ayuu ku mashquulsan yahay,waxuuna fursadaha masiiriga ah ka jecel yahay danaysi kooban ee yar.

    J.Qoobey

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.