Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xildhibaanada cusub Ee Baarlamaanka Puntland
    Somalia

    Faallo:-Xildhibaanada cusub Ee Baarlamaanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    15-ka mid ah Xildhibaanada cusub waa haldoor Siyaasadeed oo reer Puntland ah oo ay ku jiraan Laba Xildhibaan oo heer Fadaraal ah,waxaana laga xusi karaa…

    1.Cismaan Yuusuf XarĂ are,Aas-aasayaashii PL oo hadana noqday Xildhibaan Fadaraal ah.

    2.Xareed Cali ,waa Xildhibaan heer Fadaraal ah oo hadana noqday Wasiir heer Fadaraal ah.

    3.Cabdi kaafi Cabdi Abshir Lataliyihii hore ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf,ahna Aas-aasayaashii Puntland.

    4.Abwaanad Muna Diyaano.

    Dhanka kale Isimada Saxiixooda Gudigu taabtay,waxaa ka mid ah…

    1.Boqor Burhaan oo Afar soo gudbiyay,waxaana laga taabtay Hal Xildhibaan.

    2.Beeldaajaha Cali Jibraahiil Hal Xildhibaan,ayaa laga taabtay.

    3.Suldaan Cabdisalaan oo soo gudbiyay Sagaal,waxaa laga taabtay Laba Xildhibaan.

    4.Suldaanka R.Bicidyahan,waxaa laga taabtay halkii Xildhibaan ee uu soo gudbiyay.

    5.Suldaanka Beesha Reer Maxamuud;waxaa laga taabtay Hal Xildhibaan oo uu soo gudbiyay.

    6.Ugaaska Beesha Awrtable,waxaa laga taabtay Hal Xildhibaan.

    Dhamaan Isimada Saxiixooda la taabtay,waxaa wax ku haystay Isimo isla Beelahooda ah,kuwaasoo horay iyaguna usoo saxiixay Xildhibaano marka Boqorka laga reebo.

    Guud ahaan marka laga qiimeeyo Xildhibaanada cusub waa macquul ucuntami kara Puntland dhan walba,waxaana xaqiiq ah in ay ka sarreeyaan kuwii mudo xileedkii hore.

    Wax laga murmo ama lagu dagaallamo oo dhaliil ah meesha ma yaallaan.

    Musharaxiintu duuduub haku liqaan hana udiyaar garoobaan Doorashada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.