Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xisbiyada Mucaaradku ma qaadan karaan door wax badbaadin?
    Somalia

    Faallo:-Xisbiyada Mucaaradku ma qaadan karaan door wax badbaadin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa muhiim Shirkan Xisbiyada Sharciyaysan ee Mucaaradka Puntland ay ku qabsanayaan Garowe 17-20 Bishan.

    Maantoo kale,waxaa loo baahan yahay aragti wax badbaadisa in la raadiyo.

    Xisbiyada Mucaaradka,waxaa laga rabaa in ay keenaan hndise dhexe oo layskugu imaan karo.

    Tusaale”

    In laalo Qodobka oranaya Madaxweynaha,waxaa dooranaya Shacabka.

    In Baarlamaanka kaliya ay doortaan Shacabku,kadibna Baarlamaanku doorto Madaxweynaha.

    Qodobkaas hadii laysla fahmo,waxaa lagu cadaadin karaa Madaxweynaha,Musharaxiinta iyo Xisbiyada Mideeye iyo Horseed oo wuxuu umuuqda mid garab walba ka dhex arki karo tiisa.

    Sidoo kale mashruucii Dimuqraadiyada u ah badbaado.

    Xisbiyadu,waxay leeyihiin awood ay kaga hor imaan karaan foolxumaynta Dimuqraadiyada ee Deni wado.

     

     

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.