Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xukun lawada leeyahay,ayaa Somaliya ka Shaqayn kara
    Somalia

    Faallo:-Xukun lawada leeyahay,ayaa Somaliya ka Shaqayn kara

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamse Xataa Naftiisa ma matalo,waxa uuna uyaqaan Xasan Macallinkiisii.

    Jagada uu ku fadhiyo,waa mid Siyaasadeed oo matalaad ah,isla markaana wadata Shaqo Dastuuriya.

    Xasan,waa Ciilqabe Qabiil oo aaminsan in Beesha uu ka dhashay ay gaarto Guulo ugaar ah oo ay ka dhex samayso Somalida.

    Wuxuu dhibsanayaa Dastuur iyo Nidaam ay hormuud ka ahaayeen hirgelintiisa Beel kale oo aan tiisa ahayn in lagu hago Dowladnimada Somaliya.

    Aragtida Talyihiisa Nabadsugida,ayuu aaminsan yahay ee ah (1991,Beeshayadaa adkaatay),waa fahan khaldan oo koox Beesha Xasan kasoo jeeda ay iska dhaadhicisay.

    Balse Beeshu soo gelideedii 91-dii Xamar oo ahayd Caasiimadii Wadanka,waxay ugu badashay Magaalo Qabiil gaar ah leeyahay,waana Guusha Sanbalooshe iyo koox la aragti ah ay ku faanayaan.

    Maamulida Dowladnimada Somaliya,waa wax lawada leeyahay oo ku salaysan matalaad rasmi ah.

    In lays qaato oo lays aqbalo oo lays indho buuxsho,isla markaana Burhaanta ay leedahay Beel kastaa ay aragto tan kale,ayaa Somali macno uleh.

    Caasimad iyo Xukun la wadaago,hadaan la helin,waxay tagaysaa “Awrkaagu Haku qaado”.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQNNeT55Y32ygyS7svPxmYehlPCtUNogYLzBX6e7MFE4CDEk4uknHufO1tqKwQPGK34GkMfe6p8_hJz9jCR3TLhU.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.