Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xukuumad shaqaynaysaa ma ka jirtaa Somaliya? ?
    Somalia

    Faallo:-Xukuumad shaqaynaysaa ma ka jirtaa Somaliya? ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Horta Xukuumad majirtaa,waa su’aal Dad badan iswaydiinayaan?

    Dowlada Fadaraalku ma leedahay Ra’isalwasaare?

    Hadayba jirto Xukuumad waxqabadka ay sheegan karto muxuu yahay?

    Ra’isalwasaarihii shaqadiisu,waxay kusoo ururtay xoghaynta Madaxweynaha.

    Wasiirkii Arimaha dibada Shaqadiisa,waxaa ku haysta Madaxweynaha.

    Wasiirkii Maaliyada shaqadiisa,waxaa qabanaya Shirkado Qoysaska Madaxweynuhu leeyihiin.

    Wasiirkii Gaashaandhiga,waxaa ah Madaxweynaha.

    Wasiirkii Qorshaynta,waxaa buuxiyay Shaqadiisa Madaxweynaha.

    Wasaarad Amni maba jirto oo xataa Wasiirka magaciisaa lays waydiiyaa.

    Magaalada kaliya ee Dowladan ay saamayn ku leedahay waa Xamar,iyadana lagama hirgelin..

    1.Hal Wado.
    2.Hal Iskuul.
    3.Hal Isbitaal.
    4.Amni.
    5.Bilic.
    6.Nidaam Dowlo.

    Waxaan filayaa waxa ay sheegan doontaa iska xoraynta Shabaab ee Bulshada reer Hiiraan ay isku xilqaantay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.