Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa Caqabad iyo loolan ku ah hamiga PL Ee Kursiga Villa Somaliya 2026?
    Somalia

    Faallo:-Yaa Caqabad iyo loolan ku ah hamiga PL Ee Kursiga Villa Somaliya 2026?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Meesha loo socdo,waa 2026 iyo Kursiga Villa Somaliya ugu sareeya.

    PL,waxay Kursigaas uwadataa Madaxweyne Deni dhawr sababood awgood.

    Su’aasha meesha taal,waxay tahay…

    Yaa ku ah caqabad hamiga PL iyo raadinta Kursiga ugu sareeya Wadanka ee Deni?

    Waxaa caqabad ku ah Siyaasiga kasoo jeeda Beesha Daarood.

    PL,wax macno ah uma leh Daaroodku in uu ahaado Tol Siyaasadu ka dhaxayso ee waxaa umacno badan in uu ahaado Tol qaaraan iyo hiil ka dhaxeeyo oo kaliya.

    Siyaasiga Beelaha kale ee Somaliyed kuma ahan caqabad hamiga PL ee wuxuu ku yahay loolan caadiya oo looga adkaan karo ama uu ku adkaan karo.

    Hadaba,iyadoo laga duulayo fahamkaas,waa in aan loo samayn masrax ama kobcin ama diyaarin Siyaasi aan ahayn Deni oo Beesha kasoo jeeda.

    Shirka Garowe in laga maarmo,ayuu ku wacan yahay,hadiise uu dhacayo,waa in uusan noqon mid lagu soo saaro Siyaasi aan Deni ahayn.

    Si gaar ah,waa in Farmaajo la baajiyaa kasoo qaybgalkiisa Shirkaas sidii Caano shubkiiba looga baajiyay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.