Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa Dowlada Xasan kula taliyay Warqadaha ay udirtay QM?
    Somalia

    Faallo:-Yaa Dowlada Xasan kula taliyay Warqadaha ay udirtay QM?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogayaha Guud ee Qaramadda Midoobay António Guterres ka dib markuu arkay in Xubnaha Golaha Amaanka walaac ayka muujiyeen lixda mashruucood ayka wadaan Qaaradda Africa qaasatan Soomaaliya, wuxuu go’aan ku gaaray in dib u eegis lagu sameeyo xafiska UNSOM Soomaaliya shaqadiisa (Mandate).

    Go’aanadiisa:

    1- Mr. Geterres Afar bilood ka hor wuxuu u saaray gudi guburo oo ka soo tala bixiya xafiiska UNSOM.

    2- in aan loo xusbooneeysiin (contract) Wakiilkiisa Somalia Catriona Laing tasoo lagu micneeyay inaysan kalsooni ka haaysan xubnaha Golaha Amaanka.

    3- Inuu xafiiska uu sii furnaado oo uusan u magacaabin wakiil cusub jagadana uu siina haayo ku xigeenka ilaa 2025.

    3- In la dhameeystiro bixitaanka ATMIS December 2024.

    4- In kulanka bisha Jun Golaha Amaanka Qaramadda midoobay la hor geeyo qorsho dhamastiran iyo shaqada looga baahan yahay inay buuxiso Soomaaliya si looga saaro mustaqbalka chapter 7.

    Hadaba,

    Waxaa cajiib ah labad warqadood ee Soomaaliya soo saartay hal isbuuc gudahiisa midna ayku dalbaneeydo in la xiro xafiiska midna ayku codsaneeyso in dib u eegis lagu sameeyo xafiiska UNSOM ayadoo shaqadii lagu dhex jiro.

    Yaa Soomaaliya kula taliyay inay waraaqo dirto, ma aqoon daraa jirta mise waxay talo ka qaadatay kuwa doonaayo inay gud ka tuuraan Soomaaliya.

    Wa bilaahi towfiiq
    Sheiknor Abucar Qassim

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.