Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa iska leh Eedeeda Ceebta Magaalada Garowe ka dhacday?
    Somalia

    Faallo:-Yaa iska leh Eedeeda Ceebta Magaalada Garowe ka dhacday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Looma sinna Ceebta dhacday oo waxaa masuuliyadeeda iska leh Madaxweyne Deni.

    Sababta uu uleeyahay,waa in uu Ciidankii iyo Qalabkii Dowlada Puntland Gacanta ugeliyay Wiil Dhalinyaro ah oo Youtuber-le ah.

    Caasimadii amniga iyo nidaamka hormuudka ugu ahayd Somali ee aan dhisaynay 30-ka Sano hoygana unoqotay taariikh iyo hide Dowladnimo in Bartankeeda Wiil Youtuber-le ah dartiis Xabbad uga dhacdo waa taariikh noo qorantay.

    Ilmo Faroole awalba maqaam maysan ku dhex lahayn Ummadan,haatana waa sii dhinteen oo waxay udulqaadan waayeen Cay Wiil Dhalinyaro ah,iyagoo usocda Kursiga PL ugu sareeya.

    Ilmo Diyaano waa Gobanimo dhaqmeen oo waa yaseen,hoos bayna udhigeen Wiilkaas markii Bosaso iyo Qardho loogu keenay oo Sanka laga mar mariyay,isagoo aflagaado joogta ah ku haya,sababtoo ah waxa ay usocdaan bay yaqaanaan qiimihiisa,waxayna fahansan yihiin in uu yahay wasakhayn,iyaga iyo Boqorka loosoo diray.

    Reer Garowe intaas,waa fahmi waayeen oo Dhiiqadii Deni udhigay bay dhexda u istaageen.

    Deni,waxaad isleedahay mararka qaarkood Nin weyn ma’ahan oo masuul ah,waxuuna uficiltamaa sidii Ciyaal Xaafadii.

    Wiilkaas in uu buunbuuniyo,waxuu ku dilayaa oo ka dhex arkaa Ilmo Faroole iyo Ilmo Diyaano isagoo ilowsan in uu yahay Madaxweynihii Dalkan iyo Dadkan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.