Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa Xasan ku taageeraya qorshihiisa ku falaadida Dastuurka?
    Somalia

    Faallo:-Yaa Xasan ku taageeraya qorshihiisa ku falaadida Dastuurka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii ugu liitay taariikhda Somaliya,ayuu noqon doonaa Xasan Shiikh oo xataa,wuxuu ka hoosayn doonaa Cabdiqaasim oo degi waayay Villa Somaliya oo Beeshiisu haysatay.

    Qorshahan haatan Xasan wado oo ku falaado Dastuurkii Wadanka ee laysla ogolaa,waxaa ku taageeraya Laba koox Diimeed oo kala ah…

    B.Al islaax.
    T.Aala Shiikh.

    Ujeedka ay Xasan garab ugu siinayaan ku falaadida Dastuurka,waa in ay abuuraan qorshe iyo nidaam cusub oo Somaliya lagu maamulo oo iyaga ka yimid.

    Kooxahan,waxay ku kala jiraan Labada Xisbi ee Damjadiid iyo Daljir.

    Dastuurkii Dalka,waxay rabaan in uu noqdo mid Qof u adeega oo awood buuxda siiya Madaxweynaha,waxayna meesha ka saarayaan awoodiihii Baarlamaanka,fulinta iyo Garsoorka ee is dheelitirayay,waase waxaan soconayn oo Somalidu diiday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.