Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:Maraykanka dan ma ugu jirtaa Canshuuraha Trump soo rogay?
    Somalia

    Faallo:Maraykanka dan ma ugu jirtaa Canshuuraha Trump soo rogay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,wuxuu wax walba ka hormariyay danta Maraykanka,haday ahaan lahayd Milleteriga,Dhaqaalaha iyo Siyaasada.

    Dhaqaalaha,wuxuu sameeyay isbadal weyn,wuxuuna badalay nidaamkii soo jireenka ahaa.

    1.Trump,wuxuu kusoo rogay Alaabaha uga yimaada Caalamka Canshuuro aan caadi ahayn.

    2.Canshuuruhu,waxay Maraykanka ukeenayaan Shaqo Abuur,Canshuur door ah iyo xaqiijinta haysashada hogaaminta Dhaqaalaha Caalamka.

    4.Shacabka Maraykanka,waxay u abuurayaan Canshuurahan Shaqo laysku halayn karo,adeeg Bulsho oo sare iyo bixin Canshuur yar.

    5.Shirkaduhu haday rabaan in ay ka badbaadaan Canshuuraha,waa in ay dib ugu soo ceshaan Warshadahooda gudaha Maraykanka.

    6.Shirkadaha,waxaa loo ballan qaaday Sanad taageero ah,Canshuur dhimis iyo xaqiijin Tamarta ay ubaahan yihiin haday soo celiyaan Warshadahooda.

    Maraykanku fursada uu haysto,waa in uu leeyahay Macaamiil fara badan oo Qaniya oo Suuqa Warshadaha caalamku ku tartamayo.

    Sidoo kale,waxa uu haystaa Ilaha Tamarta Caalamka oo uu si jaban kusoo qaato una xaqiiqsan.

    Mida kale, Maraykanku,waa maalgashadaha Shiinaha oo ah Wadanka Warshadaha caalamka ugu badan ku yaalaan,taasoo Shiinaha Dhaqaalihiisa kobcisay ayna ka heshay Dowlada Canshuur una abuurtay Shaqo xoog leh Shacabka Shiinaha.

    Hoos udhaca weyn ee gaaraya 3-Tirilyan ee ku yimid Suuqa Saamiyada Caalamka,waxay qabaan Trump iyo Maamulkiisu in ay filayeen oo ay sababayso Shaqada socota ee ay ku wadaan nidaamka Dhaqaalaha Maraykanka,balse laga doo kaban doono marka Qaliinka socda dhamaado.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.