Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fallaagada M23 Ee Congo oo la wareegtay magaalo muhiim ah
    Somalia

    Fallaagada M23 Ee Congo oo la wareegtay magaalo muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fallaagada Bariga Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo ayaa qabsatay magaalo muhiim ah,Saddex Maalmood uun kadib markii ay dagaal culus la galeen Ciidamada dowladdda.

    Afhayeen u hadlay kooxda M23, oo lagu magacaabo Willy Ngoma,ayaa sheegay in ay iyagu hadda Gacanta ku hayaan maamulka magaalada Kitshanga.

    Raadiyaha maxalliga ah ee Qaramada Midoobay ay taageerto ee la yiraahdo (Okapi) ayaa sidoo kale wariyay qabsashada magaalada –halkaasi oo ahayd jidkii ugu dambeeyay ee furnaa una dhexeeyay xarumaha dhaqaalaha ugu muhiimsan ee kalaah gobollada Kivu iyo Butembo.

    Saraakiisha Qaramada Midoobay ee ee Conga,ayaa cambaareeyay horusocdka dagaalyahanada M23 oo sanadkii hore lagula heshiiyay in ay isaga baxaan goobihii ay qabsadeen.

    Falaagada — oo u badan qowmiyadda Tutsi— waxay sheegeen in lagu qasbay inay soo farageliyaan deegaannadaas si ay uga hortagaan xasuuq kale oo iyaga ka dhan ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.