Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faratool oo laga dhigay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland
    Somalia

    Faratool oo laga dhigay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2023Updated:July 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Yaasiin Xaaji Faratoon,ayaa ku guullaystay doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka SNM ee Hargaysa.

    46-Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka Xildhibaan Maxamed Khadar oo la tartamayay ay u codeeyeen 35-Xildhibaan.

    Doorashada Faratool waa mid farsamaysan oo Madaxtooyada Hargaysa kasoo shaqaysay si loogu muujiyo matalaad Sool.

    Su’aasha iswaydiinta mudan,waxay tahay..”Indho-indho,Koore iyo Faratool ma noqon karaan Shacabkii Sool oo matalaadoodoodu wax ma ugoynaysaa Hargaysa?

    Maamulka SNM ee Hargaysa 100%,ayaa Gacantiisa ay ka baxeen Dhul iyo Dad reer Sool mana dhici doonto in ay dib fursad ugu helaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.