Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fariin ka timid Qalbiyada Shacabka PL Ee ku socota M.Gaas
    Somalia

    Fariin ka timid Qalbiyada Shacabka PL Ee ku socota M.Gaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Allow yaa Gaas usheega in aysan isticmaalin reer Faroolaha fashilmay ee Umadda reer Puntland ay ka fogaatay.

    Saakay Siyaasi heer Fadaraal ka gadmi kara oo reer PL isku raaci karaan isagaa jira ee yaa fahansiiya in uusan Kaarkiisa iska gubin.

    Puntland waad soo hogaamisay,doorashana waad qabatay,xilkiina waad wareejisay ee haku deeqdo.

    Yaysan iska kaa soo hormarin kuwo Umadda aan hor imaan karin.

    Buuqan ka gaabso oo ka fagoow gudaha Dalka iyo Kenya.

    Puntland oo Dimuqraadiyad uguurtay Qofka ugu horeeya oo ay wax ugoynayso waa Adiga ee ilaalso.

    Weli rajaa leedahay ee is uruuri Gaasoow oo ka fagow kuwa laga fogaaday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.