Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fariin ku socota Madaxweyne Dani.WQ.Mubaarak Ashkir
    Somalia

    Fariin ku socota Madaxweyne Dani.WQ.Mubaarak Ashkir

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dariiqa Suuban ee looga Baahan yahay Hoggaamiye kastaa inuu u maro Magacaabista Masuuliyiinta uu Gacanyarayaasha ka dhiganayo.

    โ€œInta uu talefanka igala soo hadlay ayuu igu yiri, waxa aan doonayaa in aad noqoto xoghayahayga arrimaha dibadda mareykanka. Aniguna waxa aan ugu jawaabay, Maya, maya, ha iga dhiganin aniga. Fadlan aniga iga daa, waxaa jira dad kale oo badan oo hawshan qaban karaโ€ Sidaa waxaa sheegtay xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Maraykanka Hillary Clinton oo ka warramaysay qaabkii uu madaxweyne Barack Obama ugu wargeliyey xilka markii uu u magacaabayey, iyada oo intaas ku sii dartay in ay kulmeen si ay arrintan isula sii jilciyaan aakhirkiina ay isla ogolaadeen, kadibna uu madaxweynuhu shaaciyey warka ah in uu Hillary Clinton uu u magacaabay xilka Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka.

    Waa tusaale dhow oo tilmaamaya in sunnaha fiican ee dowladnimo iyo maamul uu yahay in hoggaamiyuhu si hufan aa aragti saraa u soo xulo dadka u noqonaya Gacan yarayaasha
    Lkn maaha in isaga ay ka codsadaan inuu ka dhigo xubnaha mihiimkaa ee dawladiisa waliba iyagoo ugu hanjabaya inay noqon doonaan Caqabad waliba ku khasbaya inuu u dhiibo meelo dakhli badan oo ay xadikaraan.

    Madaxwayne Siciid Cabdulaahi Dani tuugta buux dhaafiyay Guriga looga taliyo Puntland iyagoo raba Xilala inaad ku abaal mariso waliba sida ay sheegeen meel Qoyaan leh waxaan dhihi lahaa ka fiirso oo adigu Soo xul kuwii dalka Horumarka kula gaadhsiin lahaa waa hadaad rabo.

    Mubarak Ashkir.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.