Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Farmaajo iyo Xasan Kulankoodu wax macno ah ma uleeyahay Dadka Somaliyed?
    Somalia

    Farmaajo iyo Xasan Kulankoodu wax macno ah ma uleeyahay Dadka Somaliyed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay ayey ku kulmeen Mus-dameedka argagixisada Doha.

    11-Sano ayey Somaliya u ahaayeen Madaxweynayaal,midkoodna ma dhaafin Villa Somaliya,Xaafiisyadooda waxaa wax ka maamula Al-Shabaab,hadal jeedintoodana waxaa u badan la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab,kumana soo kordhin dalka wax horu-mar ah.

    Farmaajo”

    Waxaa lagu eedeyey in uu keli talis ahaa,awoodda dalka u dhiibay NISA oo ay maamulaan Al-Shabaab,Dastuurkii oo uu cagta hoosteeda saaray,ballan daro,isagoo la dagaalamay Dowladihii xubnaha ka ahaa DFS,isaga oo sameysta Ciidan caburiya shacabka kuna dhowaaday in loo qaado “Guulwade Farmaajo” Amni darro iyo cabsi gelin uu dhammaan dalka ku fidiyey iyo isku daygii muddo kororsiga oo khatar geliyey jiritaanka DFS.

    Xasan Shiikh?

    Waxaa lagu eedeyey welina lagu eedeynayaa,aqoon darrida macnaha Dowladnimo,NISA oo uu macno tiray una sameeyey sharci iyo awood xaq daro ah,adeegsi qabyaalad,ku Takri-fal hantida ummadda oo aan xishood lahayn,qosol been ah iyo ballan daro,isagoo afka kala dagaalamaya Al-Shabaab Villa Somaliyana ay ka hawl galaan,xubno u xirnaa Al-Shabaab oo Golihiisa Wasiirada ku jira,ku takri-falka awood qaybsiga beelaha,aqoon darida iyo jilicsanaanta Xukuumadiisa iyo isku day muddo kororsi isaga oo muddo sannad ka yar Xaafiiska fadhiya.

    Kulankoodu wax macno ah uma laha Dadka Somaliyed.

     

    Omar Cidlow-carar

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.