Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»farmaajo oo ka cudur daartay Kasoo qaybgalka Aaskii Qaran ee Madaxweyne Cadde
    Somalia

    farmaajo oo ka cudur daartay Kasoo qaybgalka Aaskii Qaran ee Madaxweyne Cadde

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 14, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxwenaha cusub ee Somaliya oo maalmo ka hor sida lama filaanka ah ugu soo baxay Doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Muqdisho ayaa ka cudur daartay kasoo qaybgalka aaska qaran ee Madaxweyne Cadde Muuse loo sameeyay.
    Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa ka mid ahaa madaxdii Qaran ee la filyay lana qorsheeyay in ay kasoo qaybgalaan aaska,waxaana gaartay fariintii loogu sheegayay in uu kasoo qaybgalo aaska Madaxweynaha Geeriyooday rabi ha unaxariistee,balse waa ka cudur daartay imaansha Aaaska-qaran..
     
    Ilaa iyo hada lama oga sababta dhbata ah ee kaliftay in uu ka baaqdo aaska Qaran ee Madaxweyne Cadde loo sameeyay,balse waxaa la ogsoon yahay in farmaajo uusan jeclayn Puntland iyo Maqaabkeeda wax niyad ahna uusan u ahayn, baaqashadiisuna wa mid markale muujinaysa halka uu ka taagan yahay Reer Puntland.
     
    Aaska Qaran ee maanta loo sameeyay Madaxweyne cadde ayaa waxaa kasoo qaybgalay Masuuliyiin sar sare oo ka kala tirsan dawlada Fadaraalka iyo dawlada Puntland,waxaana hormuud u ahaa RW Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweyne Gaas.
     
    Madaxweyne Cadde Muuse ayaa maalmo ka hor ku Geeriyooday Magaalada Dubai oo saldhig u hayad waayadii danbe.
     
    Madaxweyne Cade Rabi ha unaxariistee waxuu ahaa mid ka mid ah Madaxdii loogu jeclaa ee soo maray Puntalnd,sidoo kale waxuu ahaa Oday ama siyaasi siw eyn looga qadariyo guud ahaan Somaliya masuuliyad kala duwna kasoo qabtay,sidoo kale qayb lixaad leh kasooq aatay geedi socodkii lagu raadinayay dib usoo celintii qaranimada Somaliyed .
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.