Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faysal Cali Waraabe ” Xildhibaan Dhakool-na waa danbiile ” ( Daawo )
    Somalia

    Faysal Cali Waraabe ” Xildhibaan Dhakool-na waa danbiile ” ( Daawo )

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo shalay ka hadlayay munaasabadda iidda ayaa eedayn kulul u jeediyay xildhibaan Dhakool oo ku xiran magaalada Hargeysa kadib markii uu dhaliilay xuska 18-ka May.

    Mr Waraabe ayaa sheegay in Dhakool uu doqonnimo ka helay madaxda Somaliland ee uu mudnaa in la dilo haddiiba uu ku dhiirraday in uu dhaliilo xuska 18-ka May ee ku beegan maalintii Somaliland ku dhawaaqday in ay ka goโ€™day  Soomaaliya.

    Wuxuu sheegay in xildhibaan Dhakool uu ku nabad โ€“galay gudaha Somaliland kadib markii uu ku nabad-geli waayay magaaladii uu ka soo jeeday ee Laascaanood oo walaalkiis lagu dilay isagoo xusay in Dhakool mudda 21 sano ah mushahar u qaadanayey canshuurta ay bixiyaan hooyooyinka ku goblamay halgankii SNM sida uu hadalka u dhigay.

    Dhinaca kale Faysal ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta ka soo jeeda SSC iyo Boorame isagoo ku tilmaamay in ay Somaliland cadowga u soo horkacaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.