Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»FBI-da oo xaqiijisay baaritaan ay ku hayaan Trump iyo Ruushka
    Somalia

    FBI-da oo xaqiijisay baaritaan ay ku hayaan Trump iyo Ruushka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha FBI-da Mareykanka, James Comey, ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyay in ay baarayaan eedaha sheegaya in dowladda Ruushka ay faragelin ku sameysay doorashadii madaxtinimada ee dalka Mareykanka ee dhacday dabayaaqada sanadkii hore.

    James Comey, ayaa guddiga mukhaabaraadka ee Kongareeska u sheegay in FBI-du ay baarayaan in uu jiray wax wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeysay kooxda maamuleysay ololaha doorashada Trump iyo dowladda Ruushka.

    Madaxweyne Trump ayaa dhowr jeer oo hore ku gacan seyray eedeymahaasi.

    Afhayeenka aqalka Cad ee Mareykanka Sean Spicer, ayaa sheegay in baaritaan iyo xaqiiqo la hayo ay kala yihiin labo shey oo kala geddisan.

    Haddaba Eric Swalwell, waxa uu ka tirsan yahay Xisbiga Dimuqraadiga, waxa uuna xubin ka yahay Guddiga Sirdoonka Kongareeska, waxa uu ku lug lahaa dhageysigii maanta, waxa uuna sheegayaa in Ruushku uu ahaa dhinaca kaliya ee arrintan ka faa’iiday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.