Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fududaynta Cunaqabataynta Hubka Somaliya oo dib loo dhigay ilaa….
    Somalia

    Fududaynta Cunaqabataynta Hubka Somaliya oo dib loo dhigay ilaa….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dib,ayaa loo dhigay Laba Todobaad gaarista go’aanka fududaynta Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somaliya.

    1-da December,ayaa loo fariisanaya markale,waxaana dood ka taagan tahay oo laysku mari la’a yahay….

    1.Warbixinta Maamulka Hubka,ayaan dhamaystirmin weli.

    2.Maamulka Qaraxyada (EID)

    2.Sii joogista Guddiga Madaxa banaan ee la socodka arrimaha Somaliya (UN Panel of Experts).

    Shiinaha iyo Ruushka,waxay rabaan in Guddiga QM aan wakhtiga loo cusboonaysiin,waxayna u arkaan in ay nusqaan ku yihiin Madax banaanida Somaliya.

    Dowlad kasta oo Somaliyed,ayaa dalbata in Dalka laga saaro ilaa iyo 2012.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.