Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fursada noqoshada MW Maraykanka Ee Trump oo kor usii kacaysa
    Somalia

    Fursada noqoshada MW Maraykanka Ee Trump oo kor usii kacaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kamala Harris haday soo sharaxaan Dimuquraadigu,waxay soo dedejinaysaa Trump in uu si fudud oo waliba kaba dhib yar sidii hore uu kusoo baxo sababahan awgood…

    1.Kamala,waa Qof Dumar ah lagama jecla Maraykanka hogaanka ugu sareeya Dalka Qof Dumara in ay noqoto.

    2.Waa Gabar Madow ah Maraykanka iyo taageerayaasha Cadaanku waxay codka siinayaan Trump.

    3.Lalama bar bar dhigi karo Obama kamala Haris waayo wakhtigii Obama Maraykanku fadeexado Dhaqaale xumo iyo Dagaalo Badan oo uu galay,ayuu ku qarinayay Obama laftiisu Ma’ahayn nin Dabyar shidayay.

    4.Hadii Qof Dumar ah hogaanka Maraykanka qabanayso Majirin Gabar Siyaasad ahaan Magac ahaan Dhaqaale ahaan uga haboonayn Hilary,sidaas oo ay tahay Trump ayay Shacabku ka door bideen intii Qof Dumar ah hogaamin lahayd.

    Biden in uu Doorashada ka haro,taas badalkeedana Kamala lagu badalo waxba macna ah soo kordhin mayso.

    Waxaa u wanaagsan Gudoomiyaha Gobolka California in ay keenaan Xisbiga Dimuquraadigu intay Qof Dumar ah keeni lahaayeen.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.