Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaadiidka Xamuulka qaada oo uxayirmay canshuur dhaafkii Madaxweyne Dani hakiyay
    Somalia

    Gaadiidka Xamuulka qaada oo uxayirmay canshuur dhaafkii Madaxweyne Dani hakiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2019Updated:January 20, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Dani amarkii uu ku joojiyay guud ahaan goโ€™aankii canshuur dhaafka ee Dowladii ka horaysay ay ku dhaqmi jirtay,ayaa waxaa kasoo baxaya guux iyo cabasho xoog leh.

    Tobaneeyo Gaadiidka xamuulka qaada ah oo ku soo wajahnaa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay lagu xayiray degaanka Xarfo oo ku yaalla Gobolka Mudug .

    Gaadiidkan ayaa waxaa la sheegay in ay xayireen Ciidamada amaanka ee maamulka,waxayna ka doonayaan lacag canshuur ah oo laga rabay Gaadiidkaas.

    Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka ayaa warbaahinta u sheegay in labaddii maalmood ee lasoo dhaafay ay ku xayirnaayeen degaanka ka dib markii lagu soo rogay Canshuur markii hore uga jarmi jirtay cabshuur dhaaf ay usamayn jirtay Dowladii Madaxweyne Gaas.

    Darawalada Gaadiidkan,ayaa waxay sheegeen in ay goโ€™aansadeen in aysan bixin lacagtaas.

    Dhanka kale Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Xarfo,ayaa sheegay in waqti kooban uun la xayiray Gaadiidkaas,kadibna la sii daayay. Guddoomiyaha ayaa beeniyay in wali Gaadiidkaas xayiran yahay.

    Gaadiidka ayaa horay u bixin jiray lacag dhan $40 Dolllar halka hadana lagu sii daray $20 Dollar oo kale taasoo wadarta guud ee lacagta ka dhigaysa $60 Dollar.

    Wareegto u soo saaray Madaxweyne Deni oo aan faahfaahi, la socon balse lagu xusay in la joojiyey canshuur dhaaf la tilmaamay in loo samayn jiray ganacstada, hay’adaha Dawliga ah iyo kuwa madax bannaan oo kuwa caalamiga ahina ay ku jiraan ayaa sababtay ismaandhaafka taagan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.