Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaalkacyo: Galmudug oo diiday inuu gudbo Gargaar ay Puntland u dirtay Beledweyne
    Somalia

    Gaalkacyo: Galmudug oo diiday inuu gudbo Gargaar ay Puntland u dirtay Beledweyne

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019Updated:November 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maalintii Sadexaad ku Xaniban Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo uu ka arimiyo Maamulka Galmudug 21 Gaari oo Gargaar u wada Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan oo saameysay Fatahaada Webiga Shabelle.

    Gaadiidkan oo ay u dirtay Beledweyne Dowladda Puntland uuna dhawaan ku saagootiyey Magaalada Garoowe Madaxweyne Deni, ayaa la sheegay in Galmudug ay ka rabto Canshuur.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/785251345259243/

    Gadiidlayda wada Gargaarkan ayaa diiday inay bixiyaan Canshuurta Galmudug ka rabto, iyagoona ku doodaya inay gargaar wadaan oo Xumuulka ay wadaan uusan ahayn mid Ganacsi.

    Gadiidkaan Gargaarka sida ee Gaalkacyo lagu xanibay ila hada kama aysan hadlin Galmudug iyo Dowladda Puntland oo gaargaarkan iyadu dirtay.

    Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.