Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaalkacyo gurmad Biyo Nadiifin ah ayay ubaahan tahay
    Somalia

    Gaalkacyo gurmad Biyo Nadiifin ah ayay ubaahan tahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2023Updated:November 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaalkacyo,waxaa ka da’ay Roobab xoog leh,kuwaasoo Biyo dhigay Wadooyinkii Magaalada oo kala xiray Xaafadihii.

    Awooda Dowlada hoose ee Magaalada,way ka baxsan tahay Xakamaynta Daadadka soo rogmaday.

    Waa khasab in ay hesho gurmad Gaadiid iyo Qalab ah oo ka yimaada Dowlada Dhexe ee Puntland.

    Si gaar ah Dowlada hoose ee Magaalooyinka Bosaso iyo Garowe,waa in ay ugurmadaan oo Gaadiidkooda ku caawiyaan Gaalkacyo.

    Madaxweynuhu in uu tago waa dareen soo jeedin muhiim u ah ah xilligan Gaalkacyo

    Gaalkacyo,waxaa ka da'ay Roobab xoog leh,kuwaasoo Biyo dhigay Wadooyinkii Magaalada oo kala xiray Xaafadihii.

    Awooda Dowlada hoose ee Magaalada,way ka baxsan tahay Xakamaynta Daadadka soo rogmaday.

    Waa khasab in ay hesho gurmad Gaadiid iyo Qalab ah oo ka yimaada Dowlada Dhexe… pic.twitter.com/4yD9EknjrQ

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 6, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.