Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaalkacyo: Isimada Gobalka Mudug oo War kasoo saaray falalka kufsiga iyo dilalka (Akhriso)
    Somalia

    Gaalkacyo: Isimada Gobalka Mudug oo War kasoo saaray falalka kufsiga iyo dilalka (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Isimada Gobolka Mudug ayaa goโ€™aan ka soo saaray, dhaqammada xun xun ee ku soo kordhay dalka, gaar ahaanna kufsiga ,dilalka, maandooriyaha iyo is qabqabsiga dhulalka.

    Isimmada waxaa ay baaq u direen xukuumadda Puntland iyo shacabka gobolka Mudug, dhaqammada waxaa ay ku sheegeen in looga gudbi karo iyadoo shareecadda islaamka lagu dhaqmo.

    โ€œDadka gobolka Mudug waxa ay ku kala nabadgali karaan ,laguna suulin karaa dhaqammada xun xun iyo dilalka la caadeystay iyadoo shareecadda islaamka lagu dhaqmo… waxaa la qabtay guddi 25 xubnood ah oo soo diyaariya qaabka shareecadda loo fulin lahaa.โ€ Ayaa lagu yiri baaqa ka soo baxay Isimmada.

    Akhriso Qoraalka Kasoo baxay Isimada Dhaqanka Gobalka Mudug.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.