Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaalkacyo: Puntland oo bilowday olale looga hor-tagayo cudurka Duumada (Sawirro)
    Somalia

    Gaalkacyo: Puntland oo bilowday olale looga hor-tagayo cudurka Duumada (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa magalada Gaalkacyo Olole lagu buufinayo Guryaha ,wadooyinka iyo Goobaha biyo fariisadka ah si loo xakameeyo Cudurka duumada iyo xanuunada kale kaneecadu faafiso sida xanuunka Soomaalidu u taqaan Kaduudiyaha madaama lagu jiro wakhti roobaad magalada biyo badan fariisteen kaneeco badan ka dhalatay.

    Olalaha lagu buufinayo magaalada gaalkacyo oo socon doona mudo 20 berri ah waxaa looga Gol leeyahay in lagu xakameeyo Cudurka duumada iyo xanuunada kale kaneecadu faafiso waxaana howshaasi fulinaysa waxda ka hotaga iyo xakamaynta duumada ee Wasaarada Caafimaadka Puntland oo kaashanaysa hay’ada WHO.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.