Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaas iyo Cumar oo si weyn loogu dhaliilay udabacsanaanta Xasan Shiikh
    Somalia

    Gaas iyo Cumar oo si weyn loogu dhaliilay udabacsanaanta Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaas iyo Cumar ma aysan ahayn in ay ka qaybgalaan Space-ka Xasan soo abaabushay ee uu taageerada ku raadinayay markii Bulshada Somaliyed dhabarka ujeedisay.

    Cumar maba xumayn oo waxyar oo madax tusid ah,ayuu muujiyay kadibna,waa iskaga baxay.

    Balse Gaas,ayaa iska dhex fadhiyay oo sidii Shacabkii goobta looga tagey.

    Cabdiweli Waa Nin aan ogayn in isaga loo baahan yahay oo iska dhiga raqiis,waana ka xumahay in mid ka mid ah Siyaasiyiintayada waa weyn uusan han lahayn .

    Farmaajo ma imaan Space-ka,wuxuuna ku taageeray qoraal aan macno badan lahayn.

    Sh.Shariif kuma taageerin qoraal mana imaan goobta,waana dhaliilay hogaaminta dagaalka argagixisada.

    Deni waa hogaamiye han leh,raqiis aan ahayn oo isla weyn ogna in loo baahan yahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.