Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ganacsatada PL oo ku wareejisay Warshad Oxygen Dowlada PL
    Somalia

    Ganacsatada PL oo ku wareejisay Warshad Oxygen Dowlada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta oo bishu tahay 01/12/2024, waxaan Wasaaradda Caafimaadka Puntland ku wareejinay Warshaddii Ogsijiinka oo ka kooban:-

    1. Warashadda dhalisa (Oxygen plant).
    2. Haamaha lagu shubo Ogsijiinta (Oxgen cylinders) 480 xabbo.
    3. Ogsijiin cabbiraha isku xira haanta iyo qofka (Oxygen regulator).
    4. Filtaro iyo qalab spare parts ah.
    5. Labo jirigaan oo hydraulic oil ah, oo min 20 litir ah.

    Waxaan u rajaynaynaa Wasaaraddu in ay si habsami leh u waddo Shaqada Warshadda.

     

    Halkan ka daayo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQPXZ40F4pL8_3m1uJ42oLs-GP-l8Nq4b_1t9QYVCvtqnK7h5b32I34m_C4HR9QMJd7DijsfiQz1XFEkqaM4e44b.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.