Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ganacsiga iyo Nolosha Kismaayo oo meeshii ugu xumayd maraya
    Somalia

    Ganacsiga iyo Nolosha Kismaayo oo meeshii ugu xumayd maraya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jubaland-ta Maanta jirta nolosheeda iyo dhaqaalaheeda waa Magaalada Kismaayo.

    Mudooyinkii ugu danbeeyay,waxaa hoos usii socday dhaqaalaha Magaalada,iyadoo Ganacsi badan xirmay.

    Ku dhawaad 4000-Meheradood oo ka furnaa Magaalada,waxaa isxiray kala bar.

    Nin Ganacsade ah oo ku lahaa 6-Meheradood Magaalada,waxuu ii sheegay in dhamaan ay iska xireen oo uu kasoo guuray Kismaayo.

    Dekeda,ayaa Sanadkii ugu danbeeyay Maamulka,waxaa kasoo galayay wax ka yar 300-kun oo dolar Bishii.

    Cakrinaanta Kismaayo haysata,waxaa sabab u ah..

    1.Cunaqabataynta Alshabaab kusoo rogtay Dekeda.

    2.Lacagta baada ah ee Shabaab ay Dadka si toos ah ugaga qaadaan gudaha iyo dibada Magaalada.

    Xalku waa in argagixisada laga sifeeyo JL oo ugu yaraan la furo Wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.