Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gantaal ay Xuutiyiinta Yemen soo tuureen oo laga hor tagay
    Somalia

    Gantaal ay Xuutiyiinta Yemen soo tuureen oo laga hor tagay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

     

    Taliska dhexe ee Mareykanka,ayaa sheegay in Markab ay leeyihiin uu shalay soo riday Gantaal laga soo tuuray Yemen.

    Taliska dhexe,ayaa ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen Xuutiyiinta,waxayna sheegeen in cidna aysan wax ku noqon, waxyeelana uusan geysan Gantaalkaas.

    Afhayeen u hadlay kooxda Ansaarullah ee Yemen ayaa sheegay in ay Badda Cas ku weerareen Markab USS Greeley.

    Qoraal ay soo saareen Maanta oo Arbaco ah ayey ku xaqiijiyeen in dhammaan Maraakiibta dagaalka Mareykanka iyo kuwa Britain ee ku sugan Badda Cas iyo Badda Carbeed ay beegsanayaan.

     

    On Jan. 30, at approximately 11:30 p.m. (Sanaa time), Iranian-backed Houthi militants fired one anti-ship cruise missile from Houthi-controlled areas of Yemen toward the Red Sea. The missile was shot down by USS Gravely (DDG 107). There were no injuries or damage reported. pic.twitter.com/Wf1OhwPhhW

    — U.S. Central Command (@CENTCOM) January 31, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.