Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garaad Jaamac oo ka hor yimid go’aamada Doorashada Ee kasoo baxay Garaadada Sool
    Somalia

    Garaad Jaamac oo ka hor yimid go’aamada Doorashada Ee kasoo baxay Garaadada Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 6, 2023Updated:December 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaar ka mid ah Garaadada Sool,ayaa soo saaray go’aamo  ay xal ugu arkeen muranka Doorasho ee Puntland.

    Igo’aamadoo,waxaa ugu muhiimsanaa…

    1.In Doorashada xiligeedii lagu qabto.

    2. In 8-da Janaayo Baarlamaanka hadda jira doortaan madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

    In 12 bilood ka dib xildhibaannada lagu soo doorto Qof iyo Cod.

    Go’aamadaas,waxaa ka hor yimid Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay in uusan ku waafaqsanayn oo ay kali ku yihiin.

    “Go’aamadaan waxay ahaayeen kuwa lagu naxay , ma ahayn kuwo laga wada tashaday ama la isku ogaa, ujeedadu waxay ahayd in ciidamada iyo dhaq dhaqaaqyada Garowe la kala qaado,intaas kadib reer SSC ay isku yimaadaan dhamaantood kadibna shirweyn lagu qabto Laascaanood halkaasna tolka Loogu yyeeroAyuu yiri Garaad Jaamac.

     

     

     

    Halkan ka dhagayso Codka Garaad Jaamac

    #BREAKING: Garad Jama Garad Ali opposes SSC-Khatumo Elders' decision to address the election impasse in #Puntland. #Somalia https://t.co/CVLdlXxwT2 pic.twitter.com/jv1mMUzYvx

    — The Daily Somalia (@TheDailySomalia) December 6, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.