Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garaado iyo Siyaasiyiin ka hor yimid hadalka Firdhiye kasoo yeeray
    Somalia

    Garaado iyo Siyaasiyiin ka hor yimid hadalka Firdhiye kasoo yeeray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye,waxuu sheegay in 17-ka Xildhibaan ee Puntland ku matala Gobolka Sool aysan qayb ka noqonayn Doorashada soo socota.

    Hadalkan inta badan GarĂ adada,Siyaasiyiinta,Xildhibaanada iyo Wasiirada Beesha Dhulbahante,ayaa sheegay in aysan kula socon warkaas Firdhiye kasoo baxay oo uu kaligii ku yahay.

    Xaqiiqdii waa war laga naxo,sababtoo ah,waxuu ku qurux badnaa in uu yahay mid Beesha Dhulbahante 100% isku raacsan tahay.

    Waxaa xoogaysanaya xogihii sheegayay sababihii loo casumay Firdhiye in ay qayb ka ahayd kala jabinta reer Sool,iyadoo SL loo shaqaynayo.

    Waa nasiib darro in waxaysan ku midaysnayn reer Sool kasoo baxaan Firdhiye.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.