Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garabka Al-Qudus Ee Islamik Jihaad oo digniin u diray Israa’iil
    Somalia

    Garabka Al-Qudus Ee Islamik Jihaad oo digniin u diray Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Qudus, oo ah garabka hubeysan ee kooxda Islamic Jihad, oo ka qeyb qaadatay weerarkii 7 October, ayaa Israa’iil uga digay inay geystaan duqeymo kale oo cirka ah kahor xabbad-joojinta Qasa.

    Duqeymaha cirka ayaa ka sii socday halkaas, iyadoo 122 qof loo maleynayo in la dilay tan iyo intii lagu dhawaaqay.

    Kooxda al-Qudus Brigades ayaa sheegtay in duqeynta oo sii socota ay sababi doonto in la heystayaal badan la dilo, iyo in qoyska la heystayaasha ay tahay inay Israa’iil u sheegaan inay joojiso duqeymaha si looga fogaado dhimasho kale.

    Kooxda Islamik Jihad ee Falastiiniyiinta waa garabka hubeysan ee ugu weyn Qasa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.