Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoonka Kubada Cagta Bosaso oo si casri ah oo loo dhisayo,ayaa la Dhagax dhigayaa Maanta. Dhismahan Garoonkan waxaa maalgelinaysa Dowlada Imaaraadka Carabta. Waa u muhiim Bulshada dhismaha Garoonka Kubada Cagta Bosaso.