Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garoowe: Diyaarado bilaabaya boofinta Ayaxa ku habsaday Degaanada Puntland
    Somalia

    Garoowe: Diyaarado bilaabaya boofinta Ayaxa ku habsaday Degaanada Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland C/rashiid Cali Geelle, ayaa sheegay in dhawaan ay wasaaraddu bilaabeyso olole cirka iyo dhulkaba looga buufinaayo ayaxa ku habsaday deegaannada iyo degmooyinka kala duwan ee maamulkaasi.

    Wasiir C/rashiid ayaa sheegay in ay ayaxa u adeegsan doonaan buufintiisa diyaarado joog hoose ku duulaya, isagoona shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan dadka arintaan ka shaqeynaya.

    Sidoo kale, Waxa uu tilmaamay in aysan waxyeelo gaarsiineen sunta ayaxa lagu buufinaayo shacabka iyo xoolaha ,waxa uuna shacabka ugu baaqay in aysan dhib u arkin oo ay beegsanayaan ayaxa goobaha uu ku habsaday .

    Ugu dambeyntiii, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada ayaa sheegay in arintaan ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya , hay’adda FOA  iyo Dowladda Puntland si ayaxa looga cirib tiro degaanada Puntland ee uu ku habsaday si uusan u waxyeeleen dalagyada kasoo baxa beeraha ku yaalla halkaasi.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.