Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garoowe: Maxkamadda Racfaanka oo laashay Xukun dil ah oo lagu riday Eedeeysanayaal geystay Kufsi (Akhriso)
    Somalia

    Garoowe: Maxkamadda Racfaanka oo laashay Xukun dil ah oo lagu riday Eedeeysanayaal geystay Kufsi (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Maxkamada Racfaanka Gobalka Nugaal ayaa Maanta laashay Xukun dil ah oo Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Gobalka Nugaal ay horey ugu riday 5 Eedeeysane oo kufsi wadareed ka geystay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Maxkamadda Racfaanka Gobalka Nugaal ayaa 5 Nin ee horey ay Maxkamadda darajada koowaad ugu Xukuntay dil togasha ah, ku xukuntay Xabsi iyo Lacag Ganaax ah, Iyadoona u cuskatay in aysan dilin Gabadhii ay kufsadeen ee dhibanaha ah.

     Maxkamadda ayaa 3 kamid ah Eedeeysanayaasha oo lagu kala Magacaabo โ€œCabdirisaaq Cali Cabdi, Ugaas Mirre barre iyo Cismaan Maxamed Cadulahiโ€, waxay ku xukuntay 20 sano oo Xariga, 2000 dollar oo ganaaxa, 2000 dollar Mehru Misilo ah iyo 1000 dollar oo Kabid Moradi ah.

    Halka Labada Eedeeysane ee kala ah Cadbirasaaq Axmed Cilmi iyo Yuusuf Cabdulahi Xirsi,ย ay Maxkamaddu ku xukuntay Midkiiba 15 sano oo Xariga, 2000 dollar oo Ganaxa iyo 1000 dolar oo Kabid Moradi ah.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.