Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garowe:-Ciidamada amaanka oo talaabo ka qaaday dhalinyaro fawdo samaysay
    Somalia

    Garowe:-Ciidamada amaanka oo talaabo ka qaaday dhalinyaro fawdo samaysay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada amaanka,gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada waxay talaabo ka qaadeen dhalinyaro ehel hoose la ahaa sarkaalkii maanta ku geeriyooday hawlgalka.

    Dhalinyaradan,ayaa is hor taagay aas loo samayn lahaa Sarkaalkii geeriyooday,waxayna Ciidamada amaanku cagta mariyeen dhalinyaradaas.

    Talaabada Ciidamada amaanka waxaa ku dhaawacmay 3-Nin oo laba ka mid ah ay walaalo ahaayeen sarkaalka maanta geeriyooday.

    Ugu danbayn waxaa aas loo sameeyay Sarkaalkii saakay geeriyooday.

    Talaabada Ciidamada amaanku qaadeen waxay xoojinaysaa nidaamka Dowliga ah ee Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.