Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gedo:-Jubaland oo Ciidan dheeriya ku daabushay
    Somalia

    Gedo:-Jubaland oo Ciidan dheeriya ku daabushay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jubaland waxay ku daabushay Gedo Ciidamo dheeriya.

    Ugu yaraan Ciidamo gaaraya 400-Askari oo ku qalabaysan hub culus,ayaa ku biiray Ciidamadii horay Gobolka usii joogay.

    Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo hogaaminaya hawlgalka Gedo,ayaa horay usii haystay Ciidan gaaraya 600-askari.

    “Jubaland ma eegan doonto xadgudubka Dowlada Fadaraalka,talaabo ayayna qaadaysaa”sidaa waxaa igu yiri sarkaal ka mid Ciidamada Jl ee Gedo.

    Todobaadka danbe waxay ubadan tahay in uu bilowdo guluf ay Jubaland uga hor tagayso Maleeshiyada Xamar laga soo daabulay.

    Dhanka kale Maleeshiyadii Xamar laga soo daabulay waxaa ku dhacay jah wareer, qaybo ka mid ahna waxay iibsadeen qoryahoodii si ay u baxsadaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.