Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gedo siday tahay laguma sii eegan karo,Axmed Madoobe-na lama dugsan karo.!!
    Somalia

    Gedo siday tahay laguma sii eegan karo,Axmed Madoobe-na lama dugsan karo.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gedo waxay ubaahan tahay maamul u adeega Bulshada sida ugu dhakhsiyaha badan.

    Uma qalanto in ay noqoto goob Jaajuusiin Itoobiyaan iyo Nisa ay ku hardamaan.

    Axmed ma leh aragti hogaamineed oo uu Gedo ku hanan karo sida lagu bartay.

    Axmed Madoobe waxa ugu weyn ee uu kala ballamay Xasan markuu Kismaayo tagey waxay ahayd markaad tagayso Gedo yaysan kusoo dhaweyn Raga mucaaradka ku ah Maamulkayga…

    1.Ha u aqoonsan Gudoomiye Gobol Ninkii aan ka qaaday xilka.

    2.Ha siin wax baratakool ah Maamulkaas.

    3.Yaysan ka dhex muuqan soo dhaweyntaada iyo kulamadaada.

    Xamse oo ku fadhiya Kursigii Matalaada Beelaha Daarood kuma filna in uu xal ukeeno Gedo oo uu dhiso Jubaland lawada leeyahay.

    Sidaan xogta ku helay,waxaa dhici karta in Xamse safar ku tago Degmada Afmadow,taasoo haday dhacdo ku ah waji gabax Siyaasadeed,sababtoo ah booqashadaas,waxaa mudan Gedo.

    Gedo xaalada adag ee ka jirta in la furdaamiyo iyo in la helo Jubaland lawada leeyahay hogaaminta Axmed Madoobe ma gaarsiisna.

    Itoobiya iyo Villa Somaliya waxay ka faa’idaysanayaan jawigaas foosha xun ee jira.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.