Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gen. Qaasim Suleymaani oo maanta lagu wado in lagu aaso dalka Iran.
    Somalia

    Gen. Qaasim Suleymaani oo maanta lagu wado in lagu aaso dalka Iran.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 5, 2020Updated:January 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maanta dalka Iran lagu aasayaa Jeneraal Qaasim Suleymaani, kaas oo maalintii Jimcaha lagu dilay meel u dhaw garoonka diyaaraha magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq.

    Diyaarad khaas ah ayaa soo qaaday maydka General-ka, waxaana garoonka ay diyaaradaasi kasoo degtay ku sugnaa saraakiisha ugu sareysa Iran.

    Maydka ayaa waxaa lagu wadaa in la geeyo magaalada Ahvaz ee ku taalla Koonfurta Galbeed ee dalkaasi Iran, halkaasi oo lagu aasi doono.

    Kumanaan kun oo shacab ah ayaa u diyaar garoobeya in ay ka qeyb qaataan Salaadda Janaasada, waxaa kaloo lafileyaa in aaska Jeneral Qaasim Suleymaani, uu kasoo qayb geli doono Aayaatullaah Cali Khumeyni hoggaamiyaha ugu sarreeya dalkaasi Iran

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.