Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Go’aamada kasoo baxay Madaxtooyada Puntland waa in Golayaasha Dowlada laga ansixiyaa..
    Somalia

    Go’aamada kasoo baxay Madaxtooyada Puntland waa in Golayaasha Dowlada laga ansixiyaa..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aamada kasoo baxay Dowlada Puntland waa kuwo masiiriya oo xiligoodii yimid.

    Hadaba si masiiri ahaantoodu udhamaystiranto oo Sharciyad rasmiya uhelaan una noqdaan wax Beri Puntland wax ugooya waa in Madaxtooyadu samaysaa Sadex arimood oo kala ah….

    1.In Golaha Wasiirada loo gudbiyo lagana ansixiyo.

    2.In Baarlmanka loo gudbiyo,lagana ansixiyo

    3.In Aqalka Sare Xubnaha ugu jira PL in loo gudbiyo.

    Intaas kadib waxay noqonayaan Qodobadan kuwo dan guud ku fadhiya oo kasoo baxay Golayaasha Dowlada Puntland oo idil.

    Dalku Fadaraal ah ma’ahan ee waa Somaliland oo Muuse xukumo,Puntland oo Deni xukumo,Bartamaha iyo Koonfurta oo Xasan xukumo.

    Madaxweynaha halagu garab siiyo socod siinta go’aamadan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.