Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Ammaanka oo cosbooneeysiiyay xayiraadihii Al Shabab
    Somalia

    Golaha Ammaanka oo cosbooneeysiiyay xayiraadihii Al Shabab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu hore u saaray kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

    Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka,ayaa aqlabiyad buuxda ku ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 2776, kaas oo kordhiyay muddada xayiraadaha kala duwan ee saaran Al-Shabaab.

    “Qaraarkan Cunaqabataynta ah,ayaa ah tallaabo kale oo looga gol leeyahay in lagu sii wiiqo awoodda al-Shabaab, lagu carqaladeeyo dhaqaalaheeda, dhanka kalana lagu xoojiyo iskaashiga caalamiga ah iyo in Somaliya laga taageero sidii ay u dhisi lahayd awooddeeda,”Ayay tiri ergayga joogtada ah ee dowladda Ingiriiska Barbara Woodward.

    Qaraarka la ansixiyay,ayaa sidoo kale muujiyay walaaca gaarka ah ee ka dhashay Hubka Yemen uga soo qulqulaya Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.