Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey Sharci buuq ka dhashay+VIDEO
    Somalia

    Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey Sharci buuq ka dhashay+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sharciga xaqsiinta siyaasiyiinta dowladda Soomaaliya oo ay horay u soo ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka hadana horyaallay  Golaha Aqalka Sare oo ay Maanta ansixiyeen ayaa buuq badan ka dhex dhaliyay golaha dhexdooda.

    Sharciga oo ay Xubnaha Aqalka Sare  horay u marsiiyeen Akhrintiisa 1aad iyo 2aad ayaa Maanta waxaa lagu balansanaa in Akrintiisa 3aad la marsiiyo kadibna la ansixiyo balse Sanetarada qaar ayaa waxa ay soo jeediyeen in sharcigaan uusan muhiim ahayn ayna tahay in dib loo dhigo .

    Buuq farabadan kadib ayaa sharciga cod loo qaaday, waxaana ansixiyay 20 sanetar,waxaa kasoo horjeestay 10 sanetar halka uu ka amusay 1 saneter oo kaliya,waxaana guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi uu sheegay in Sharcigaan ansax yahay.

    Sanoter  Yuusuf Geelle Ugaas  oo kamid ahaa sXubnihii  kasoo horjeestay ansixinta sharcigaan oo shir jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu ka hadlay sababaha ay uga soo horjeesteen ansixinta sharcigaan.

    Waxaa uu ka codsaday Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uusan ansixin sharcigaan oo uu tilmaamay in uusan hadda dalka muhiim u ahayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.