Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Baarlamaanka PL oo la horgayn doono go’aanka ka bixida DFS
    Somalia

    Golaha Baarlamaanka PL oo la horgayn doono go’aanka ka bixida DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aankii ay horay ugaareen Golaha Wasiirada Puntland ee ahaa inta laga helayo Dowlad Somaliyed oo sax ah in ay udhaqanto PL sidii Dowlad Madax banaan ayay meel marinaysaa oo horgaynaysaa Baarlamaanka.

    Waxaa kale oo ay Puntland lasoo laabanaysaa Xildhibaanada iyo Seneterada ku matala Golayaasha DFS si sharciyan ah.

    Sidoo kale PL waxay qabanaysaa Shirweyne Ummadda Somaliyed ay ku hordhigayso Wadatashigii Qaran ee ugu danbeeyay,kaasoo looga hadlayo…

    1.Nidaamka.
    2.Caasimada.

    Nidaamka Fadaraalka ah kuma filna isku haynta Jamhuuriyad Somaliyed marka la eego rabitaanka SL ee goosashada iyo tala xumada Xamar taal,hadii lasii wada joogayo.

    Caasimada masii ahaan karto Xamar,waxaana loo baahan yahay in laga wada hadlo halka ay noqon karto Caasimad Somaliyed oo lawada leeyahay hadii lasii wada joogayo.

    Wax walba oo ka yimaada PL waa wax ay sababtay tala xumada Xamar taala oo lagu kalifay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.