Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Daryeel Waamo oo bogaadiyay Doorashada Golayaasha PL
    Somalia

    Golaha Daryeel Waamo oo bogaadiyay Doorashada Golayaasha PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    *WARSAXAAFADEED*

    Ku:Dowlada Puntland
    Ku:Shacabka Puntland

    Ujeedo: Hambalyo & Bogaadin.

    Waxaan halkan idiin kusoo Gudbinaynaa anagaa ku hadlayna Codka GOLAHA DARYEEL WAAMO Hambayo iyo Bogaadin aan lasoo koobikarin taasoo kasoo go’oday quluubta dadka aan afkooda ku hadlayno.

    Golaha Daryeel waamo waa Gole ay kumidaysan yihiin, Qurbajoogta iyo Gudajoogta, Reer Jubaland, ee Beelaha MEHERI ISMAIL IYO HARTI KOOMBE.

    Golaha Daryeel waamo Wuxuu Dowlada Puntland iyo shacabka Puntland ba ugu hambalyeynayaa Doorashadii Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland, darashooyinkaasoo ka qabsoomay 32degmo oo kamida Degmooyinka Puntland.

    Golaha Daryeel waamo Wuxuu bogaadinayaa sida habsamida iyo nabadgelyada leh, ee doorashoonkasi ku dhaceen iyo bisaylka ay Dadka Reer Puntland Muujiyeen.

    Golaha Daryeel waamo Wuxuu sigaar ah, Ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha Puntland
    Dr Saïd Abdullahi Dani & Xukuumadiisa oo ka dhabeeyey himiladii dadweynaha Puntland iyo Soomalida inteeda kaleba.

    Gebagebadii Golaha Daryeel Waamo Wuxuu u rajaynayaa Degmooyinka dhiman ee aysan weli ka dhicin Doorashooyinka Golayaasha Deegaanku inay si nabad iyo is-afgarad ku dhamaato insha’allah.

    Guddoomiye: Omar Abdisamad

    Dhammaad

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.